Raadgoob.com
Daawo: Khudbadii Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Ka Jeediyay Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye
February 25, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi oo ka qayb galay shirkii golaha dhexe ee xisbiga muxaafidkaa ee kulmiye oo ka furmay magaalada boorma ee xaruunta gobalka Awdal ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa halkaasi ka jeediyay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News