Raadgoob.com
Murashax Madaxwayne ku xigeen Ee xisbiga Ucid Oo Xisbiga Kulmiye Kula Dhex Dar Daar may Shirkii Boorama
February 25, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Ucid Mr Abyan oo ka qayb galay shirkii golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ayaa xisbiga kulmiye kula dar daar may dulqaad iyo waxqabad waxaanu yidhi” gar iyo gar daraba cidii cadhoonaysa madax haw salaaxo xisbiga kulmiye maanta isaga ayaa midida daab keeda hayee”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan

COMMENTS
Latest News