|
|||||||||
Raadgoob.com
Daawo: Qaabkii Iyo Habkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye U Doortay Gudoomiyha Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Golaha dhexe
February 26, 2019 - Written by adminHargaysa(Raadgoob) Mudo laba cishaa waxa magaalada boorama ee xaruunta gobalka awdal ka socday shirkii golaha dhexe ee xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye maanta oo ay ku beegnayd maalintiilabaad ee shirkaasi socday ayaa waxa lagu doortay gudoomiyaha golaha dhexe iyo gudoomiye ku xigeenkii golaha dhexe Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka WarkanÂ
COMMENTS
|
Latest News
|