Raadgoob.com
Xisbiga Waddani Oo Waqadii Af Lagaadada Ahayd Ee Uu Soo Saari Jiray U Badal Cay Dumar Waa Marwo Kale Iyo Cay Kale
February 26, 2019 - Written by admin

 

Hargaysa(RAADGOOB) Xaruunta Xisbiga Waddani Ee Magaalada Hargaysa Waxa Maanta Warbaahinta Kula Hadadashay Xoghayaha garabka haweenka xisbigaasi

waxaana ay marwada maanta warbaahinta la hadlaysa ay falgaado u gaysatay madaxwaynaha Somaliland Waxaanay Tiri ” madaxwaynaha Somaliand waa Mid dhac dhac badan oo kolba gabalada iyo dadka kala qaybiya waana mid marba gobalku tagaa la fiican yahay halka ay kuwa kalan la xun yihiin muuse biixi maanta waa hogaamiye aan u qalnim inuu madawayne ahaado” sidaasi waxa tiri marawada u hadlaysay maanta xisbiga waddani

Halkan Hoose Ka Dawwo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News