Raadgoob.com
DEG DEG: Madaxwayne Mastafe Cagjar Oo Soo Gaadhay Magaalo Xudeedka Wajaale Isaga Oo Ku Soo Wajahan Dhanka Somaliland
February 27, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Madaxwaynaha Dowlada Deegaanka Soomalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar Cagjar iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Ayaa Soo Gaadhay Magaalo Xuduudedka Wajaale isagoo u gudbay Dhanka Caasimada Somaliland Hargaysa Sida Aya Sheegayaan Ila Wareed iyo raadgoob Halkaasi ka Soo Gaadhay

Waxaana u jeedka Safarka Madaxwayne Cagjar Uu La Xidhiidha dhagax dhiga mashruuca barbara Koori Dhoor hadaba markii ay soo gaadhen magaalo ganacsiyeedka wajaale waftidani waxa ku soo dhaweeyay wafti ka socda Xukuumada Somaliland

maalmaha soo socda ayaa lafilayaa in uu madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida itoobiya ku sugnaado somaliland

COMMENTS
Latest News