Xisbiga Waddani Oo Ka Cadhooday Sababta Shirkii Kulmiye Loogu Yeedhi Waayay Ee Ucidna Loogu Yeedhay( Eedaymo Layaaba) | Raadgoob
Raadgoob.com
Xisbiga Waddani Oo Ka Cadhooday Sababta Shirkii Kulmiye Loogu Yeedhi Waayay Ee Ucidna Loogu Yeedhay( Eedaymo Layaaba)
February 27, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani oo maanta warbaahinta magaalada hargaysa kula hadlayaaya ayaa eedo u soo jeediyay xukuumada madaxwayne muuse biixi iyo sidoo kalena xisbiga kulmiye eeday mahaas uu tul maamay ayaa waxa kamid ahaa aflagaado cay iyo ku jees jees hadal iyo xafalada uu qof ka qayb galay oo lagu timaamay dambi uu qofkaasi galay waa sida uu sheegay afhayeenkuye

Geesta kale afhayeenka xisbiga waddani ayaa til maamay in uu madaxwaynuhu aanu haysan cid la talisay isaga oo hadalkiisa ay ka muuqato in uu dhaliilayo la taliyayaasha madaxwaynaha ee dhinac kasta

Gabagabadii dhaliila haas iyo ee dayamaah aflagaadada uu masuulku sameeyay ayaa waxa ay isugu soo biyo shubteen maxaa nalooga qayb galin waayay shirka golaha dhexe ee xisbiga kulmiye maadama xisbiga Ucidba laga soo qayb galiyay waxaanu yidhi afhayeenka xisbiga waddani sidan “Anaga xafiiska xisbiga waddani ee hargaysa nalooguma inaan masuuliyiin tayadii boorama joogtayn looma yeedhin”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News