Raadgoob.com
Khudbadii Madaxwayne Mustafe Cagjar Ka Jeediyay Somaliland Oo U Badnayd Bushaarayn Ganacsi Oo Dhanka Shacbka Ah
February 28, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Madaxwaynaha dowlad deegaanka soomaalida itoobiya musatade cagjar oo soo gaadhay somaliland isaga oo u jeedka uu u yimina ay ahayd ka qayb galka xaflada furitaanka dhagax dhiga wadada isku xidhaysa barbara iyo wajaale ee mashruuca (Berbera Corridor)

madaxwayne mustafe cagjar ayaa waxa uu  xafladaasi ka jeediyay khudbada dhinacyo badan taabanaysa taas oo u badnayd is dhex galaka shacabka somaliland iyo kuwa dowlada deegaanka soomaalida itoobiya

madaxwayaha dowlada deegaanku waxa uu fariin bushaaro ah u diray ganacsatada reer somaliland isaga oo ugu baaqay in ay dowlad deegaanka xidhiidh dhaw la sameeyay waxa walba oo halkaas kaga xidhimana in uu u balan qaaday inuu isagu ka madaxwayne ahaan u fudaydin doono

Hlkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News