Raadgoob.com
“Walaladeena Soomaaliyana Waxaan Leeyahay Ku Soo Biira Horumarka Ilaahay Haydinka Qaboojiyo Dhibaatadee” Madaxwaynaha Somaliland
February 28, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Madaxwaymaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb galay furitaanka xaflada dhagax dhiga jidka isku xidhidoona barbara iyo wajaale ee mashruuca  (Berbera Corridor)

madaxwaynaha somaliland ayaa halkaasi khudabad ka jeediyay isaga oo u jeedinaayay khudbadaasi waftiyo ka kala socday imaaradka carabta iyo wafti kale oo ka socday dowlada deegaanka soomaalida itoobiya iyo ka soo qayb galayaa

Muuse biixi cabdi madaxwaynaha somaliland waxa uu khubadaiisa ku soo daray dowlada soomaaliya isaga oo yidhi “walaladeena muqdisho ee soomaaliyana waxaan leeyahay ku soo biira horumarka ilaahay haydin ka qaboojiyo dhibaatoyinka aad ku dhex jirtaane” Sidaasi waxa yidhi madaxwayne muuse biixi

dhanka kale waxa uu sheegay madaxwayne muuse in ay soo dhawaynayaan cid kastoo isticmaali doonta jidkan wayne ee isku xidhi doona barbara ilaa wajaale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaka Warkan 

COMMENTS
Latest News