Raadgoob.com
“Xisbiga Waddani Ha Iskadaayo Jid Jiidka Komiishanka Doorashooyinka” Siyaasi C/casiis Samaale Oo Runta U Sheegay Waddani
February 28, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Siyasi C/casiis samaale oo katirsan hogaanka sare ee xisbiga kulmiye oo is babra dhig ku sameeyay tanaasulkii xisbiga kulmiye soo tanaasuli jiray wakhtiga laga guulaysto

hasayeeshe waxa uu tim maamay Siyaasi samaale in kulmiye guulihii uu ka gaadhay doorashadii uu ku soo baxay madaxwayne muuse biixi ilaa hada la duraayo oo la diidan yahay komiishankii doorashadaas qabtay

waxaanu tilmaamay siyaasi c/casiis samaale in wakhtiyadii kulmiye laga soo guulays tay komiishankii wakhtigaas joogay ay hada wasiir yihiin oo ay u samreen natiijadii ay markaasi soo saaren

waxaanu sheegay samaaleinaan kulmiye jiid jiidanin sida xisbiga waddani hada ugu dhagsan yahay komiishankii doorashadii Somaliland

Halkan Hose Ka Daawo Muuqalka 

COMMENTS
Latest News