DEG DEG: Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Is Casilay + Sababta Ay Isku Casileen Iyo Halka Ay Ku Biiren | Raadgoob
Raadgoob.com
DEG DEG: Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Is Casilay + Sababta Ay Isku Casileen Iyo Halka Ay Ku Biiren
March 1, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) xubno ka tirsan xisbiga mucaaradika ah ee waddani oo iska casilay xubinimadii ay ka hayeen xisbigaasi waxaan ay sheegen masuuliyiintani in aanu xisbigii waddani ee ay katirsanaayen mudo ay xidh naayen aanu hiil iyo garab labarbar istaagin oo aanu ka soo ag wareegin intii ay Xabsiga Ku xidhnaayen

sidoo kale xubnahan maanta xisbiga waddani iska casilaya ayaa sheegay in ay si rasmiya ugu biirayaan xisbiga mucaaridka ah ee ucid waxaana ay yidhaahdeen sidan” waddani maanta abaal noomu galine waxaan ku wareegaynaa oo aan galayna xisbiga ucid oo abaal noo galay” Sidaasi waxa yidhi masuuliyiinti xisbiga waddani iska casilay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News