Raadgoob.com
Madaxweynaha Galmudug Oo Si Kulul uga Hadlay Ciidan La Dul Dhigay Xaruunta Madaxtooyada Galmudug
March 3, 2019 - Written by admin

War ka soo baxay madaxtooyada dowlad gobolleedka Galmudug ayaa looga hadlayxiisada ka dhalatay ciidamada ka tirsan NISA ee xalay la wareegay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Cadaado.

 War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in Galmudug aysan gorgortan ka  galeyn amnigeeda iyo wadajirka deegannadeeda.,islamarkaana  Shacabka looga baahan inay garab istaagaan.

Hoose ka Akhriso qoraalka ka soo baxay madaxtooyada Galmudug :

COMMENTS
Latest News