Raadgoob.com
Magaalada Hargaysa Oo Lagu Qabtay Munaasabada Xuska Caalamiga Ah Ee Haweenka
March 9, 2019 - Written by admin

Haraysa(Raadgoob) Magaalada Hargaysa ayaa maanta lagu qabtay xuska caalamiga ah ee haweenka waxan munaasabada soo qaban qaabisay wasaarada shaqa galinta iyo arimaha bulshada somaliland

xaflada munaasabada oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin uu hor kacaayo madaxwayne ku xigeenka somaliland c/raxmaan saylici wasiiro xildhibaano iyo badiba ururda haweenka somaliland

intii ay munaasabadu soco tay ayaa waxa lagag hadlaayay qiimaha maalintan iyo hawenka xaaladooda

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqala Warkan

COMMENTS
Latest News