Raadgoob.com
Waad Riyootee Runtu Waa Maxay Waa Buug Aan Noocisa Hore Loo Arag Oo Hargaysa Lagu Soo Bandhigay
March 9, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Magaalada hargaysa oo habeenimadaii xalay lagu soo badhigay buug la magac baxay waad riyootee runtu waa maxay buugaas oo uu qoray sheekh siciid maxamed faarax

munaasabada bandhiga buugan ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin ka kala socday xisbiyada mucaaradka somaliland iyo masuuliyiin ka socday xukuumada aqoon yahano culimaa u diin iyo mariti sharaf kale

buugaan lamagac baxay waad riyootee runtu waa maxay ayaa waxa faah faahin ka bixiyay qoraaga qoray waxaanu sheega waxa yaabihii ku dhaliyay inuu buugan qoro iyo walibana qisooyinkii uu kala soo kulamay intii uu qorista buugan waday

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News