Raadgoob.com
DAAWO:-Xisbiga Waddani Oo Kalsoonida kala Noqday Daladda Dhalinyaradda Somaliland Ee Sonyo + Iyo Sababta
March 16, 2019 - Written by EGN Samaale

Hargaysa(Raadgoob) Xisbiga Mucaaradka Ah ee waddani ayaa maantaku dhawaaqay inuu kalsoonidii kala noqo day dalada dhalinyarada somaliland ee SONYO waxaan ay ka hadleen masuuliyiinta xisbigaasi waddani oo uu u hadlaayay gudoomiyaha garabka dhalin yarada xisbiga waddani sababta aykalsoonidii uga la noqo deen SONYO

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

DAAWO:-Xisbiga Waddani Oo Kalsoonida kala Noqday Daladda Dhalinyaradda Somaliland Ee Sonyo.

COMMENTS
Latest News