Raadgoob.com
Dekada Magaalada Berbera Oo Maalintii Saddexaad Aaney Wax Shaqo Ahi Ka Soconin Iyo Sababta + [ Sawiro ]
March 16, 2019 - Written by EGN Samaale

Hargaysa: (Raadgoob-News):- Maalintii Saddexaad ayaa dekeda Magaalada Berbera waxa shaqo ahi Aanay ka soconin  ka dib markii ganacasadii Alaabada Dekeda kala bixi jirtay shaqo joojin sameeyen .

Ganacsatada ayaa ka cabanaya isla markaana shaqo joojntooda ku sababteynaaya  Shirkada Dp World Oo Tacriifadii lacagta ay ka qaadi jirtay ganacsada wax ka bedel ku samaysay  , Ganacsatada ayaa iyaguna  Arintan  Diidey

Image may contain: sky and outdoor

Maamulka Shirkada Dp World ayaa ka gaabsadey inay arintan warbaahinta faah faahin ka siiyaan

COMMENTS
Latest News