Raadgoob.com
Dawlada Soomaaliya Maxay Kaga Jawaabtay Gadoodka Ay Ciidamadu Samaynayeen Ee Mushahar La,aanta
March 22, 2019 - Written by Maxamed Ducaale

Dawlada Soomaaliya Maxay Kaga Jawaabtay Gadoodka Ay Ciidamadu Samaynayeen Ee Mushahar La,aanta

hargaysa (raad goob):-Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa ka hadashay gadoodka ay samaynayaan ciidamada xooga dalku.

 

Wasiirka gaashaandhiga dawlada soomaaliya Xasan Cali Maxamed oo ka hadlay cabashada ciidamada ee ku saabsan mushahar la,aanta ayaa shaaciyey inaan xukuumadu marna raali ka noqon doonin dulmi lagu sameeyo ciidamada.

COMMENTS
Latest News