Raadgoob.com
Somaliland Oo Ka Hadashay Saamaynta Xidhiidhka Eritrea Ku Yeelan Karo Djibouti
March 22, 2019 - Written by Maxamed Ducaale

Hargeysa(Raad goob):-Xukuumada somaliland ayaa ka hadashay saamaynta uu wadanka Djibouti ku yeelan karo xidhiidh cusub oo dhexmara Eritrea.

 

 

Wasiir ku xigeenka arimaha dibada somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa qoraal uu ku baahiyey bartiisa Twitter-ka waxa uu kaga waramay xidhiidhka cusub ee u bilaabmay somaliland iyo Eritrea iyo inuu saamayn taban ku yeelan karo xidhiidhkii hore uga dhaxeeyey wadanka Djibouti.

COMMENTS
Latest News