Raadgoob.com
Wasiir Qambi Oo Si Adag U Dhaliilay Tayada Shirkada Dhismaha Ee Al-Najax Iyo Shirkadaha Kale Ee Dalka Ka Hawl Gala.
March 22, 2019 - Written by Maxamed Ducaale

Hargeysa(raad goob):-Wasiirka hawlaha guud dhulka iyo guryeynta somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa si weyn u dhaliilay shirkadaha dhismaha ee dalka ka hawl gala.

 

Wasiir Qambi oo ka hadlayey munaasibad ay qabsadeen arday ka baxday kuliyada Injineerinka ee jaamacada Hargeysa ayaa sheegay inaanay tayo lahayn dhismayaasha ay hirgeliyaan shirkadaha dalka ka shaqeeyaa.

COMMENTS
Latest News