Raadgoob.com
Xadhkihii Sugi Lahaa Amaanka USA Oo Ka Qayb Qaadanaya Ilaalinta Amaanka Guryaha Mexico
March 22, 2019 - Written by Maxamed Ducaale

hargyasa (raad goob):-Tuug u dhashay wadanka Mexico ayaa fara baas ku haya waayarada lagu dhajiyey gidaarka ay dawlada maraykanku ka dhisayso xadka ay la wadaagto wadanka Mexico.

 

Sida ay qortay jariirada The Guardian ee ka soo baxda wadanka Ingiriiska, Tuugta Mexico ayaa suuqyada wadankooda ku iibiya xadhkaha loogu tala galay inay amaanka ka qayb qaataan ee lagu dhajiyey gidaarka uu maraykanku ka dhisayo xadka uu la wadaago Mexico.

COMMENTS
Latest News