Raadgoob.com
Liiska Xildhibaannada cusub ee gollaha deegaanka degmada Gaalkacyo
March 24, 2019 - Written by admin
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland,Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa shaaciyay liiska golaha cusub ee deegaanka degmada Gaalkacyo,kaddib markii la kala diray golihii hore ee deegaanka.
 Golaha cusub ee deegaanka ayaa ka kooban 31 xubnood, waxaa markii ugu horreysay ay dumarku heleen tiridii ugu badneyd oo ah lix xubnood.
Marka la dhaariyo golaha deegaanka ayaa waxaa ay iska dhex dooran doonan guddoomiyaha cusub ee degmada iyo ku-xigeenkiisa.
Hoos ka akhri liiska golaha;

 

COMMENTS
Latest News