Raadgoob.com
Kulamo Ay Hargaysa Ku Yeesheen Xisbiga Kulmiye Iyo Waddani Oo Natiijo La’aan Ku Soo Dhamaaday
April 1, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka tirsan masuuliyiinta xisbiga waddani ayaa faahfaahin ka bixiyey kulamo dhawaan si gaar ah magaalada Hargeysa ugu dhex maray xisbiyada Waddani iyo Kulmiye oo ay kaga hadlayeen arimaha doorashooyinka

waxaana uu cadeeyey Xussen Axmed Ceydiid in kulamadaasi ay natiijo la,aan ku soo dhamadeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News