Raadgoob.com
“Laba Qof Ayaa Ku Naf Waayay Dab Ka Kacay kaam Ku Yaal Magaalada Hargeisa” Xukuumada Somaliland Oo Baaq Dir tay
April 2, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Kaam ku yaala magaalada hargaysa oo dab ka kacay xil saq dhexe ah waxa ku dhin dabkaasi  laba qof halka tiro dad ah oo aad u badani ay ku barakaceen waxa sidaasi warbaahinta u sheegay masuuliyiinta kala ah maayirka caasimada hargaysa wasiirka biyaha iyo gudoomiyaha haayada barakacayaasha somaliland iygoo si isku mid ah warbaahinta ula hadlay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News