Raadgoob.com
Taliyihii Cusub Ee ciidanka Asluubta Somaliland Oo Xilkii La Wareegay
April 2, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Somaliland ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah uu xilkii ugala wareegay taliyihii hore ee ciidanka Asluubta ee dhawaan uu xilkaasi u soo magaacabay madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News