Raadgoob.com
Gudoomiyhii hayada shaqaalaha dowlada Somaliland sharmaarke geele oo xilkii wareejiyay
April 11, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Gudoomiyhii haayada shaqaalaha dowlada somaliland sharmaarke Axmed muxumed geele ayaa maanta xilkii ku wareejiyay gudoomiyaha cusub ee maaxwaynaha somaliland xil kan u soo magaacabay mudane farxaan aaden haybe

Xaflada waxa kasooo qayb galay xubno kamida golaha wasiirasa jsl shaqaalaha haayada iyo agaasime waaxeedyada haayada shaqaalaha dawlada waxa yaguna goobta joogay gudoomiyihii hore ee gaayada shaqaalaha dawlada mudane maxamed mixile boqore

Xalafada ayaa jawogeedu is badalay markii goobta hadalka looga yeedhay guudoomiyihii hore ee haayada shaqaalaha dowlada mudane sharmaake axmed muxumed geele oo dhaaman shaqaalaha madaxda iyo mudankii kasooo qayb gashay munaasibadu ay ka marag kaceen inuu isaga ka hore aan la aqoon haayada shaqaalaha dawlada somaliland balse ay maanta tahay meelaha ugu muhiimsan dawlada isla markaana uu masuul walba ku taamayo

Halkam hoose ka daawo muuqaalka warankan

COMMENTS
Latest News