Raadgoob.com
Wasiirka Cusub Ee Caafimadka Oo Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii Hore Ee Wasaaradaasi
April 22, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob )Magaalada hargaysa oo maanta lagu qabtay munaasabad ay xilalka kula kala wareegayen wasiirka cusub ee wasaarada horumarinta caafimaadka iyo wasiirkii hore ee wasaaradaasi

munaasabad ayaa waxa ka soo qayb galay badiba xubnaha golaha wasiirada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News