Raadgoob.com
Magaalada Hargaysa Oo Lagaga Dhawaaqay Koob Ay Warbaahintu Ciyaarayso Bisha Ramadaan
April 23, 2019 - Written by admin

(Hargaysa Raadgoob) Magaalada Hargaysa waxa maanta lagaga dhawaaqay koob bisha barakaysan ee ramadaan ay ciyaari doonan warbaahinta somaliland ka hawl gasha

koob kan ayaa waxa soo qaban qaabiyay wariye cumar shaafi iyo C/kariin karaama waxaan hal ku dhiga koobku yahay waxaan xusaynaa halyayadii ka baxay warbaahinta Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News