Raadgoob.com
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Xeerka Xaalada Deg Degaa Ee Gobalka Sanaag
May 2, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa saaka ka dooday xeerka madaxwaynuhu u soo gudbiyay golaha wakiilada somaliland xeerkaas oo ah in xaalad deg deg ah lag soo rogo gobalka sanaag taas oo ay sababtay dil loogu gaysatay dhawaan ciidan

COMMENTS
Latest News