Raadgoob.com
Magaalada Hargaysa Waxa Lagu Daah Furay Buug Lamagac Baxay Garnaqsi
May 4, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Magaalada Hargaysa Waxa Habeenimadii Xalay Lagu Daah furay buug lagu magaacbo garnaqsi kaas oo uu qoray qoraa Axmed Maxamed Aadan (garbayare)

munaasabada buugan ayaa waxa kasoo qayb galay xubno katirsan golaha wasiirada siyaasiyiin salaadin dhalinyaro iyo aqoon yahan ugu horay waxa goobtaasi ka hadlay oo faah faahin ka bixiyay buugan iyo u jeedooyinkiisa qoraaga buuga Axmed  (garbayare)

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News