Raadgoob.com
Waa Sidee Saami-Qaybsiga kurasta Beelaha Somaliland Wada Daga Ee Xisbiga Waddani Dhexdiisa
May 4, 2019 - Written by admin

Wadani: Waa Mid Ka Mid Ah Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Somaliland Waxa Uu Markasta Ku Eedayaa Xukmada Talada Haysa Iyo Xukuumadihii Ka Horeeyeyba In Aan Saami-Qaysiga Kuraasta Somalilnad Loo Qaybin Habkii Iyo Hanankii Ku Haboonaa Islmarkana Marba Xukumada Talada Haysaa Ay Leedahay Xubnaha Ugu Badan Ee Kuraasta Dawlada

Wallow Ay Siyaasiinta Xisbiga Wadani Ku Saxanyihiin Arrinkaasi Inay Ku Dhaliilaan XuKumadiihii Somaliland Somaray Iyo Tan Haatan Talada Haysaba.

Hadana Xisbiga Wadani Waxa Uu U Loolamayaa Islmarkana Uu Halgan Adeg Ugu Jiraa Sidii Uu Maruun Tallada Dalka Somaliland U Qaban Lahaaa.

Hadaba Waa Sidee Saami Qaysiga Beelaha SomaliLand Wada Dega Ee Xisbiga Wadani Dhexdiisu? Se Xisbiga Wadani Ma Yahay Mid Ka Duwan Waxyaabaha Uu Ku Dhaliilo Xisbiga Talada Somaliland Hore U Qabtay Hadana Haya Ee Kulmiye Ee Ah Saami Qaybsiga Kuraasta Dawlada?

Kuwani Waa Xubnaha Ay Ka Godo Talada Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani
1.Gudoomiyaha Xisbiga Wadani
2 Goomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Wadani.
3.Xog-Hayaha Guud Ee Xisbiga Wadani.

Dhammantood Waxay Kasoo Wada jeedaan Beel Qudha Waana Xubihii Ugu Misaanka Cuslaa Ee Xisbigaasi.

Hadaba Maxaa Laga Filayaa Xisbiga Wadani Hadii Uu Ku Guuleysto Talada Dalka Somaliland Maadama Ay Isku Beel Kasoo Wada Jeedaan Xubihii Ay Taladu Ka Go.aysey Ee Xisbigaasi?

Axmeddahir Nuux Nasabka

Nuuxnsabka408@gmail.com

COMMENTS
Latest News