Raadgoob.com
“C/raxmaan Cirro Waa Nin Wayn Oo Hadlaye Ha Cadeeyo Halka Labadii Sarkaal Ee Dhintay Ay Xukuumada Ku Soo War Galiyeen”FAYSAL CALI WARAABE
May 5, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta hargaysa kula hadlaayay ayaa waxa uu ka hadlay xaaladii deg dega aheyd ee dhawaan madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogay deegano ka tirsan gobalka Sanaag

Sidoo kale faysal cali waraabe ayaa fariimo u diray xisbiga waddani iyo gudoomiyaha xisbigaasi

Halkan Hoose Ka DAAWO Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News