Raadgoob.com
Fariin Kulul Oo Ku Socta Imaamyada “Eedanka Masaajidadu Waa In Aanu Ka Horay 3:45 Xiliga Suxuurta” Wasiirka Diinta
May 7, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Wasiirka Diinta Iyo awqaafta Somaliland Sheekh khaliil Axmed ayaa fariin u diray imaamyada masaajidada dalka waxaanu sheegay in xiliga aadanka suxuurta wali khal khal jiro oo waktigeeda lagu ilaaliyo xiligaas oo ah in aadanka suxuurta la aadamo 3:45

sidoo kalena waxa uu sheegay wasiirku in xiliga duhurkii ee masaajidada laga galaayo khudbada cashrkaa hoos loo dhig mikirifoonka oo aan codka sheekh casharka dhigaya aan dabada laga maqlin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News