Raadgoob.com
Isla Shalay Iyo Maantaba Shilal Aad U Naxdin Badan Ayaa Ka Dhacay Waddada Hargaysa Iyo Barbara U Dhaxaysa
May 7, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Shil ayaa waxaa uu ka dhacay jidka u dhaxeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera Gaar ahaan  deeganada Lafaruug  Iyo Xamaas oo dhinaca magaalada Berbera xigta

Shilkan baabuur ayaa  dhacay kadib markii ay si xun iskugu dhaceen isla markaana ay iskugu baa been laba baabuur oo kala ah gaadhi waaraad ah oo nooca loo yaqaano candho meydka ah iyo sidoo kale gaadhi bas ah oo siday Rakaab ka yimid dhinaca magaalada Burco oo ay leedahay shirkada socdaalka DAMAL
Ilaa hatan si rasmiya looma kala cadayn tirada dhimashada iyo dhaawaca goobta yaala ee uu shilku ku dhacay laakin waraka ayaa sheegaya in dhimashada iyo dhaawacaba tiro badan yahay
si kastaba ha ahaate maalintii shalay ayay ahayd markii sidan oo kale wadadaa u dhaxaysa hargaysa iyo barbara uu shil noocan oo kala ahi ka dhacay too oo uu ka dhex dhashay gaadhi booyada ah iyo laba bas oo yar yar oo nooca rakaabka qaada ah
Halkan Hoose Ka Eeg Sawirada Dhax Din Taleh 

COMMENTS
Latest News