Raadgoob.com
Masuuliyiin Isku Reera Oo Waddani iyo Xukuumadaba ka tirsan Oo Dhul Ka Qaaday Hooyoyin {Halayga Soo gaadho burcada)
May 7, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Dad wayanaha ku dhaqan koon furta magaalada hargaysa gaar ahaan madaarka hargaysa Aagiisa ayaa waxay cabasho xoogan ka muujiyeen masuuliniiy ay sheegen inay isu baysteen oo ay dhulkoodi ka qaaden

masuuliyiintaasi oo ay sheegen inay kamid yihiin Agaasimaha guud ee wasaaada gadiidka iyo horunarinta jidadka Somaliland Cumar Saydi Iyo Sidoo kale masuul ka tirsan xisbiga waddani oo magiciisu yahay ismaacil buubaa labadan masuul oo ay sheegen hooyoyinkan cabanaayay inay yihiin qaar isku reera ama isku faamaliya

hooyada cabanaysay ayaa tiri ” Madaxwayne iga Soo Gaadh Burcadan Dirayska Cidanka Iigu Hanjabasya Ee Dhulkaygii qaadatay ee wasaarad walba oo aan is idhaa uga cabo iiga sii horaynaysa madaxwayne iga soo gaadh madaxwayne iga soo gaadh hooyo ciilan baan ahaye” waa hadalka ay ku cel celinaysay maamada dhulka laga qaadayay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Hooyada Cabnaysa

COMMENTS
Latest News