Raadgoob.com
“18 May Beelaha Daraf-yada Somaliland Waxay U Yaqaanan Maalin Madow” Xildhibaan Dhakool
May 8, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Xildhibaan Dhakool oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee deegaan ahaan kasoo ka soo jeeda gobalka Sool ayaa mar uu warbaahinta la hadlaayay duray m,aalinta 18-ka may oo dhawaan guud ahaan Somaliland laga xusi doono waxaanu til maamay xildhibaanku Sidan

“Maalinta 18 May maaha maalin qaranka laakin waa maalin ay beesha Snm ku cabirayso dareen keeda balse beelaha daraf-yadu waxay u yaqaanan maalin madow”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News