Raadgoob.com
Faysal Cali Waraabe Muxuu ka Yidhi Taarikhda Xaaji Cabdi Waraabe
May 11, 2019 - Written by admin

Hargaysa (Raadgoob) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng faysal cali waraabe oo ka qayb galay Aas qaran oo maanta magaalada hargaysa loogu sameeyay Marxuum xaaji Cabdi waraabe oo maalintii shalay ahayd ku geeriyooday cisbitaal hargaysa ku yaala

COMMENTS
Latest News