Raadgoob.com
Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Xaaji Cabdi Waraabe
May 11, 2019 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob) Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo deegaanka Toon ee dhinaca Koonfureed kaga beegan caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf cabdi Waraabe oo maalintii shalay ku geeriyooday hargaysa aaska marxuunka ayaa wax ka qayb galay bulsho aad u tiro badan oo isugu jirta siyaasiyiin aqoon yahn culimo iyo dhalin yaro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News