Raadgoob.com
Carwo Sheekh Madar Oo Qiimo Dhimis 50% Ah U Samaysay Bulshada Ku Nool Magaalada Hargaysa
May 29, 2019 - Written by admin

carwo sheekh madar oo ka mid ah carwooyinka waawayn ee magaalada hargaysa ku yaala ayaa macaamisheeda ugu bushaaraynaysa in qiimo dhimis 50% ah ay samaysay taas oo ay dadkugaga faa’idaysanayaan bishan ramadaan ee lagu jiro iyo maal maha ciida

carwadani ayaa haysa dhamaan dharka ciyaalka dharka dumarka iyo kuwa ragaba taas oo ay dheer tahay qalabada kubada lagu ciyaaro iyo dharka jiimka jidhka dhisa lagu ciyaaraba

habada carwadan ayaa ku taala ka soo hor jeedka baanka dhexe ee magaalada hargaysa iyo aaga masjidka sheekh dirir ee rusheeye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Carwada

COMMENTS
Latest News