Raadgoob.com
Xaafada Maxamed Mooge Ee Magaalada Hargaysa Oo Laga Furay Hotel Casri Ah Oo Lamagac Baxay Nasiye Hotel
June 4, 2019 - Written by admin

Hargaysa (Raadgoob) Xaafada maxamed mooge ee magaalada hargaysa waxa maanta lagu daah furay hotel cusub oo lamagac baxay Nasiye hotel kaas oo ay furitaankiisa fikirkiisa maal galineed lahayd marwo xabiiba cabdi

munaasabada furintaanka hoteel nasiye ayaa waxa ka soo qayab galay wasiir ku xigeenka maaliyada Somaliland agaasimaha guud ee wasaarada horumarinta jidadka xoghaya warfaafinta xisbiga ucid

ugu horay waxa halkaasi ka hadlay wasiir ku xigeenka oo ka sheegeyay hamiyada hotelkan cusubi uu u leeyahay xaafadan maxamed mooge

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News