Raadgoob.com
Dhalinyaro cabasho la hortagay haayada shaqaalaha dowlaha iyo gudoomiye ku xigeenka haayada oo ka jawaabay
June 15, 2019 - Written by admin

Raadgoob(Raadgoob) dhalinyaro hore ugu guulaystay imtaxaan haayada shaqaaluhu ka qaadaysay dhalinyarada gobalada Somaliland ayaa dhalinyaradaasi hore u guulaystay ee uga mid noqo day shaqaalaha dowlada iyadoo lagu kala qoraya laamaha kala duwana ee dowlada

dhalinyaradaasi oo markii ay guulaysteen kadib la doonayay inay si toosa uga hawl  galaan goobihii lagu qoray ayaa badh kamid ahi aanay helin goobihii lagu qoray ee la doonayay inay ka hawl galaan sababo la xidhiidha maamulka wasaradaahasi

ardaysaai dhalinyarada ah ee rag iyo dumarka isugu jiray aay maanta cabasho la hor tagay xaruunta haayada shaqaalaha iyagoo halkaasi warbaahinta kula hadlay waxaana ay ka war bixiyeen sabata halkan keentay iyo waxa ay tabanayaan

intaasi kadib dhalinyaradaasi waxa lahadlay oo dajiyay gudoomiye ku xigeenka haayada shaqaalaha dowlada oo ku qanciyay in hada lagu jiro baro sayskii arintaasi lagu dhamayn lahaa maadama isbadal ka dhcay haayadii shaqaalaha oo gudoomiye cusub la keenay

halkan hoose ka daawo muuqalka warkaasi

COMMENTS
Latest News