Raadgoob.com
Shirkada Caymiska Ah Ee Takaaful Oo Soo Bandhigtay Adeegyo cusub oo Caysiya
June 22, 2019 - Written by admin

HARGAYSA(Raadgoob) shirkada caymiska ah ee Takaaful oo qayb ka ahyd carwada bangiyada Somaliland oo maanta magaalada hargaysa ka fur matay

masuuliyiinta shirkada takaaful oo warbaahinta la hadlay ayaa ka war bixiyay adeegyada ay ku soo bandhigi doonan mudada ay socoto carwadan baananku iyo waliba adeegyada ay soo kordhiyeen ee ay bulshada u hayaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News