Raadgoob.com
munaasabada xilkii loog kala wareejiyay agaasimihii hore ee wasaarada shaqa galinta iyo agaasimaha cusub ee wasaaradaasi loo soo magaacabay
July 6, 2019 - Written by admin

magaalada hagaysa oo lag qabtay munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen agaasimihii hore ee wasaarada shaqa galinta iyo arimaha bulshada maxamed ilka case iyo agaasimaha cusub ee madaxwayne muuse biixi dhawaan xilkaasi u soo magaacabay

munaasabada oo ka qabsoontay xaruunta hoolka haayada shaqaalaha Somalland ayaa waxa ka soo qayb galay badiba masuuliyiinta wasaarada shaqa galinta iyo masuuliyiin ka socota xukuumada aqoonyan iyo marti sharaf kale

COMMENTS
Latest News