Raadgoob.com
Dugsiyada Nuuradiin Oo Abaalmarino Baabuur iyo Dahab isugu jirta Gudoonsiiyay ardaydii Dagsyadaasi ugu sareeyay imtaxaamkii
September 4, 2019 - Written by admin

Magalada Hargeysa Munaasibad Oo Si Heer Sare Ah Looga Soo Shaqeeyey Hab-Dhiskeeda Dhicintaan Ayaa Ahayd Xaflad Ay Dugsiyada Nooradin Schools Ay Abaal Marino Qaaliya Oo Isugu Jirta Baabuur Dahab Iyo Abaal Marino Kala Duwan Ku Gudoonsiinayeen 10kii Ardayd Ee Ugu Sareeyey Dugsiyada Nooradiin.

Waxaa Xafladni Kasoo Qayb Galay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Hogaamiyaha Xisbiga Mucaarka Ee Wadani Xirsi Ali X Hassan Masuuliyiin Abwaano Aqoonyahno Maamulka Iyo Maclimiinta Noradiin Iskuuls Iyo Haldoorka Iyo Labeenta Somaliland.

Ibraahim Maxamed Maamulaha Guud Ee Dugsiyada Nuuradiin Iskuulis Oo Horeyn Munaasibadani Ka Hadlay Ayaa Aad Ugu Dheeradey Maraxalidihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Mareen Dugsiyada Nooradin Schools.

Waxa Iyaguna Hadalka Iska Dabamaray Marti Sharaftii Lagu Marti Qaadey Munaasibadi Iyagoo Ku Dheeraadey Doorka Ay Dugsiyada Noradiin Kaga Korcinta Iyo Tayeynta Ardayda Somaliland Ugu Danbayntii Waxa Halkaasi Abaalmarino Qaaliya Lagu Gudoonsiiyey Ardaydii Kaalmaha Sare Galay Iyadoo Inantii Ugu Sareysey Gaadhi Iyo Takham Dahab ah Lagu Gudoonsiiyey Halka Ardayda Kalena Ay Heleen Baabuur Kale

COMMENTS
Latest News