Raadgoob.com
Haayada shaqaalaha Dawlada oo Abaal Marino Gudoonsiiyey Qaybo ka mid ah Shaalaha oo Shaqo wanaag Lagu Abaal mariyey”
February 26, 2020 - Written by admin

Hargaysa(Raad-Goob)Haayada shaqaalaha Dawlada Jsl Ayaa Baalmarino Gudoonsiiyey Qaybo ka mid ah shaaqaalaha Haayada shaqaalaha oo Shaqo wanaag Lagu Abaal mariyey

Xaflad Heerkeedu sareeyey oo Lagu Qabtay Xarunta Haayada Shaqaalaha Dawlada ayaa Waxaa ka soo Qayb galay Wasiiro Iyo Masuuliyiin kale oo Tirobadan

Halkan ka Daawo

 

 

COMMENTS
Latest News