Raadgoob.com
Maxaabiis Laga soo Qabtay Ciidamada somalia oo La soo Gaadhsiiyey Ceerigaabo”
February 26, 2020 - Written by admin

Hargaysa(Raad-Goob) Ciidamada somalia Ee Puntland Ayaa Saaka Weerar ku soo Qaaday Ciidamada Qaranka Somaliland Ee ku sugan Deegaanka kadhada Ee Gobolka Badhan

Ciidamada Qaranka ayaa Jawaab culus ku Hubsaday Ciidamadii Daandaansiga ku Hayey Shacabka Gobolka Badhan

Waxaana Laga Qabsaday Maxaabiis iyo Gaadhiid ciidan Sidoo kale Waxaa Laga Dilay in ku Dhaw 20-Askari maxaabiista Ayaa La soo Gaadhsiiyey Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag

Halkan ka Daawo

COMMENTS
Latest News