Raadgoob.com
Gudida Qandaraasyada Qaranka Ayaa Qabtay Tartan Loo Galayo Mashaariic Laga Fulinaayo Badhan”
February 29, 2020 - Written by admin

Hargaysa(Raad-Goob) Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa Shaaciyey Tartan Loo Galaayo Mashaariic Laga Fulinaayo Gobolka Badhan Tartanka Oo ka Qabsoomay Xarunta Gidida Qandaraasyada Ee Hargaysa Ayaa Lagu Shaaciyey Shirkadaha u Tartamaaya Fulinta Mashaariicdaasi

 

Halkan ka Daawo

COMMENTS
Latest News