Raadgoob.com
Gudoomiyaha Banka Dhex Ee somaliland Ayaa Qaabilay Sariflayaasha G’Togdheer”
February 29, 2020 - Written by admin

Hargaysa(Raad-goob) Gudoomiyaha Banka Dhexe Cali ibraahim(Baqdaadi) Ayaa Qaabilay Sariflayaasha Lacagta Ee Gobolka Togdheer Kulanka Waxaa Gudoomiyaha ku Wehelinaayey Agaasimaha Guud Ee Banka Dhexe iyo saraakiil ka Tirsan Banka dhexe

 

Halkan ka Daawo

COMMENTS
Latest News