Raadgoob.com
Somaliland Oo Kooxo U Kala Dirtay Gobolada Dalka Si Ay U Daaweeyaan Xoolihii ugu Badnaa”
February 29, 2020 - Written by admin

Hargaysa(Raad-goob) Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo kaluumaysiga Ayaa Saaka Gobolada Dalka u kala Dirtay Kooxo Fulin Doona Talaal iyo Daawayn Xoolaha Ku Nool Somaliland Talaalka Ayaa inta Badan La Talaali Doonaa Riyaha Iyada oo Laga Talaalayo Xanuunka Sanbabka oo Riyaha ku Dhaca

Halkan ka Daawo

 

COMMENTS
Latest News